21 August 2025

Useful Somali phrases you need to learn

A collection of useful phrases in modern Standard Somali:

( Remember the letter X is pronounced as “H” and the letter C as short “A”)

Greetings

  • Hello – Haye
  • Peace be upon you – Assalaamu calaykum
  • (Response) Upon you be peace – Wa calaykuma ssalaam
  • Welcome – Soo dhawoow
  • Pleased to meet you – Waxaan ku faraxsanahay inaan kula kulmo
  • Goodbye – Nabadgelyo
  • Until we meet again – Ilaa iyo kulan dambe

General

  • Yes – Haa
  • No – Maya
  • Maybe – Waa laga yaabaa
  • I hope so (God willing) – Waxaan rajeynayaa (haddii Eebbe idmo) – In shaa’ Allaah
  • Please – Fadlan
  • Thank you – Mahadsanid
  • You´re welcome – Adiga ayaa mudan
  • Excuse me – Iga raali noqo
  • Let’s go – Aan tagno
  • Congratulations! – Hambalyo!
  • Do you speak English? – Ingiriisi ma ku hadashaa?
  • How are you? – Sidee tahay?

Numbers

  • 0 – Eber
  • 1 – Kow
  • 2 – Labo
  • 3 – Saddex
  • 4 – Afar
  • 5 – Shan
  • 6 – Lix
  • 7 – Todobo
  • 8 – Sideed
  • 9 – Sagaal
  • 10 – Toban
  • 100 – Boqol

Introductions

  • My name is… – Magacaygu waa …
  • What is your name? – Magacaa
  • Where are you from? – Xagee ka timid?
  • How old are you? – Meeqa sano ayaad jirtaa?

Shopping

  • How much? – Meeqa?
  • Do you sell…? – Ma iibisaa…?
  • I want to buy… – Waxaan rabaa inaan iibsado…
  • I want to pay… – Waxaan rabaa inaan bixiyo…
  • Price – Qiimaha
  • Receipt – Rasiidka

Dining out

  • The menu please – Menu-ga fadlan
  • Water – Biyo
  • Salt – Milix
  • Sugar – Sonkor
  • The bill please – Biilka fadlan

Directions

  • Right – Midig
  • Left – Bidix
  • Straight on – Toos
  • Airport – Madaar
  • Bank – Bangi
  • Beach – Xeeb
  • Hotel – Huteel
  • Toilet – Musqul
  • Where is…? – Aaway/waa xagee…?
  • I am lost – Waan lumay
  • How can I find a taxi? – Sideen ku heli karaa taksi?
  • I would like to go to… – Waxaan jeclaan lahaa inaan aado
error: Content is protected !!